Wararka Kenya

Ganacsiga

Madaxweyne-ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris oo wareysatay dadka u tartami kara inay...

0
Madaxweyne-ku-xigeenka Mareykanka Kamala Harris ayaa wareysatay dadka u tartami kara inay noqdaan ku xigeenkeeda ee doorashada shaley Axaddii, ka hor safar olole ah oo...

Maxkamadda Racfaanka oo dowladda ku amartay in ay joojiso qaadista...

0
Maxkamadda Racfaanka ayaa dowladda ku amartay  in ay joojiso qaadista Canshuurta Guryaha ilaa dacwadaha ka dhanka ah barnaamijka la dhageysto lagana go'aamiyo. Garsoorayaasha kal ah Lydia Achode,...
- Advertisment -

Popular

Wararka Caalamka

Ciyaaraha

Wasiirka Caafimaadka Deborah Barasa oo Hooyooyinka ugu Baaqday Inay Iska Diiwaangeliyaan Sanduuqa Caafimaadka Bulshada

wasiirka Wasiirada Caafimaadka Deborah Barasa ayaa ugu baaqday hooyooyinka inay iska diiwaan geliyaan sanduuqa  Caafimaadka Bulshada  si ay lacag la'aan u helaan daryeelka dhalmada,...

Xildhibaanka Saboti Caleb Khamisi oo sheegay in naftiisa ay halis ku jirto

Xildhibaanka Saboti oo lagu magacaabo Caleb Khamisi ayaa sheegay in naftiisa ay halis ku jirto. Xildhibaanka ayaa sheegay in dhowr jeer gaarigiisa ay dad aan...

Maamulka Tamarta iyo Batroolka oo ku dhawaaqay in markale hoos loo dhigay qiimaha shidaalka

Maamulka Tamarta iyo Batroolka ayaa ku dhawaaqay in markale hoos loo dhigay qiimaha shidaalka lagu iibsado ee dalka. Maamulka ayaa sheegay in qiimaha petrol-ka iyo ...

Agaasimaha waaxda dacwad oogista oo soo saaray awaamiir cusub oo ku aadan...

Agaasimaha waaxda dacwad oogista (DPP) Renson Ingonga ayaa soo saaray awaamiir cusub oo ku aadan qaabka ay Waaxda dambi baarista ee DCI ula Macaamili...

Madaxweyne William Ruto oo sheegay in uu diiradda saaraayo ajendaha horumarinta ee dalka

Madaxweyne William Ruto ayaa sheegay in uu hadda diiradda saaraayo ajendaha horumarinta ee dalka. Isagoo ka hadlayay ismaamulka  Nyandarua halkaasi oo uu xariga uga jaray  mashaariic horumarineed oo dhowr...