Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Agaasime Agnes Kalekye Oo Shaqaalaha KBC Mombasa Ku Boorrisay Kobcinta Dakhliga Warbaahinta

Agaasime Agnes Kalekye Oo Shaqaalaha KBC Mombasa Ku Boorrisay Kobcinta Dakhliga Warbaahinta

44
0

Agaasimaha Maamulka Warbaahinta Kenya, Agnes Kalekye, ayaa ugu baaqday shaqaalaha KBC  ee ismaamulka  Mombasa in ay mar walba ka fikiraan sidii ay dakhli u soo saari lahaayeen si ay  maalgeliyaan howalaha warbaahinta  .

Agaasimaha Maamulka Warbaahinta Kenya, Agnes Kalekye oo socdaal ku gaartay mombasa      aya ku nuuxnuuxsaday baahida loo qabo in xafiiska gobolka uu had iyo jeer ka fekero  isku tiirsanan , inkasto  idaacada pwani fm oo ka tirsan  warbaahinta ay ku  yaalo mel ka fog  xafiiska  weyn ee kbc .

Agnes kaleyske  waxa wehelinayeen  maareeyaha shaqaalaha  kbc Daniel Okoth iyo masuuliyiin kale  oo ka tirsan waraabhinta qaranka iago ku bogaadiyay hawl wadeenada shaqada  adeega ku dayashada leh,

Dhanka kale waxay kooxda Pwani FM  ku dhiira galiyeen in ay markasta u hogaansamaan baahida dhageestayasha iyo caqavadaha ay soo gudbiyaan gaar ahan waxyabaha muhiimka ah

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here