Wasaarada caafimaadka ismaamulka Garissa ayaa ka hadashay dhibaatada uu cudurka dilaaga ah ee HIV AIDS ku hayo bulshada ku dhaqan ismaamulkaasi tan iyo sanadkii la soo dhaafay waxaana ay sheegtay in uu cudurka ku sii baahayo gudaha magaalada Garissa.
Maxamed Cumar oo ah isku duwaha ka hortaga cudurkaan oo u waramay warbaahinta isagoo ku sugnaa gudaha Jaamacada magaalada Garissa ayaa sheegay in cudurka uu kordhayo wuxuuna baaq u diray Dhalinyarada