Tag: IFTIINFM
Agaasime Agnes Kalekye Oo Shaqaalaha KBC Mombasa Ku Boorrisay Kobcinta Dakhliga...
Agaasimaha Maamulka Warbaahinta Kenya, Agnes Kalekye, ayaa ugu baaqday shaqaalaha KBC ee ismaamulka Mombasa in ay mar walba ka fikiraan sidii ay dakhli u...
DCI oo beenisay in saraakiisheeda ay hor istaageen Rigathi Gachagua inuu...
Waaxda danbi baadhista ee (DCI) ayaa beenisay war uu daabacay wargeys maxali ah oo sheegaya in saraakiishooda uu watay baabuur aan taariko lahayn inay...
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Sacuudiga Si Uu Uga Qayb Galo Shir...
Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga isagoo ka qayb galaya shir madaxeedka dalalka Carabta iyo Islaamka
Sida lagu daabacay barta Facebook ee madaxtooyada Soomaaliya, madaxweynaha...
Sakaja Oo Beeniyay Qorshaha Xilka Looga Qaadayo Afhayeenka Baarlamaanka Wetangula
Barasaabka ismaamulka Nairobi Johnson Sakaja ayaa beeniyay in uu jiro qorshe moses wetangula xilka afayeenka aqalkabarlaamanka qaranka looga qaadayo
Isagoo ka hadlayay shalay intii lagu...
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Sudan
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ay waqooyiga Sudan ayaa sababay dhimashada 17 qof, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha caafimaadka.Khasaaraha ka dhashay roobabkaasi ayaa uga sii...
Musalia Mudavadi oo xaqiijiyay sida ay Dowladda uga go’an tahay...
Madaxwaziirada Musalia Mudavadi ayaa xaqiijiyay sida ay Dowladda uga go’an tahay xoojinta Waxbarashada Farsamada Gacanta iyo Tababarrada (TVET.
Isagoo ka hadlayay shalay mar uu la...
Maxkamadda oo dawladda ku amartay in min 3 milyan oo shilin...
Saddex garsoore oo ka tirsan garsoorayaasha ayaa ku amray dowlada in ay bixiso 3 milyan oo shilin midkiiba 148 qof oo ku dhintay Weerarkii...
Waalidiinta oo loogu baaqay inay gabdhahooda ka ilaaliyaan Gudniinka Fircooniga
Waalidiinta ayaa loogu baaqay inay gabdhahooda ka ilaaliyaan Gudniinka Fircooniga ah maadaama dugsiyadu xidhmayaan oo la aadayo fasaxa bisha sideedaad.
Dhawaan 21 ismaamul ayaa loo...
Madaxweyne William Ruto oo wacad ku maray inuu ilaalin doono ...
Madaxweyne William Ruto ayaa wacad ku maray inuu ilaalin doono xoriyada diimaha ee dalka.
Isagoo hadlayay shalay ka dib markii uu helay warbixinta guddiga madaxweynaha...
Waaxda booliska oo beenisay in saarakiil boolis ah looga dilay Haiti
Waaxda Adeegga Booliska Qaranka (NPS) ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in qaar ka mid ah saraakiisheeda loo diray Haiti ee howlgalka nabad ilaalinta ee...