wasiirka Wasiirada Caafimaadka Deborah Barasa ayaa ugu baaqday hooyooyinka inay iska diiwaan geliyaan sanduuqa Caafimaadka Bulshada si ay lacag la’aan u helaan daryeelka dhalmada, iyo daryeelka umusha ka dib. Iyado wasiir Barasa ayaa xustay in SHA ay bixin doonto daryeel heer sare ah, oo ay ku bixin 300 KSh oo kaliya ,
iyado sido kale ay qeyb ka tahay daryeelka dhallaanka dhicisoobay. wasiirada aya ugu baaqday dadka Kenyaanka ah inay sii wadaan diiwaangelinta SHA si ay uga caawiyaan dawladda qorshaha iyo miisaaniyadda adeegyada caafimaadka oo ay iska diiwan geliyaan dalka oo dhan .
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.
Strictly Necessary Cookies
Strictly Necessary Cookie should be enabled at all times so that we can save your preferences for cookie settings.
If you disable this cookie, we will not be able to save your preferences. This means that every time you visit this website you will need to enable or disable cookies again.