Home Authors Posts by Iftiinfm

Iftiinfm

Iftiinfm
366 POSTS 0 COMMENTS

Barasaabka Ismaamulka Embu Cecily Mbarire ayaa la sheegay in ay tahay...

0
Barasaabka Ismaamulka Embu Cecily Mbarire ayaa la sheegay in ay tahay barasaabka ugu waxqabadka sareeyo dalka gudahiisa. Warbixin ka hadleyso waxqabadka barasaabyada ee dalka oo ay...

Shaqaalaha caafimaadka Ismaamulka Busia oo ka dhawaajiyeen in ay soo...

0
Shaqaalaha caafimaadka ee Ismaamulka Busia ayaa waxay ka dhawaajiyeen in ay soo afjari doonaan shaqa joojintooda . Sida laga soo xigtay xoghayaha ururka dhaqaatiirta ilkaha ...

Xoghayaha waaxda difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska oo sheegay inuu xilka ka...

0
Ben Wallace ayaa sheegay inuu ka degi doona xilka Xoghayaha waaxda difaaca ee Boqortooyada Ingiriiska. Waxaa uu sheegay in uu sidaan sameyn doona isku shandheynta...

Amniga Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir oo shir laga yeeshay

0
Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho iyo Taliyaha ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar galinta amniga xarunta dowladda...

Barcelona oo shuruudo ku xirtay Saxeexa Bernardo Silva

0
Kooxda Barcelona ayaa suuqa xagaagan kala saxeexatay xiddigaha kala ah Ilkay Gundogan, Inigo Martinez iyo Vitor Roque halka ay ku dhawdahay saxeexa xidiga kooxda...

Wasaaradda waxbarashada ee dalka oo isbuucaan bilaabi doonta bixinta lacagaha ay...

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada ee dalka Ezekiel Machogu ayaa sheeegay in dawladdu ay isbuucaan bilaabi doonta bixinta lacagaha ay ku leeyihiin saraakiisha imtixaanka ee ka...

in ka badan 23,000 oo maxaabiis ah oo loo haystay dembiyo...

0
Waaxda dawladda  ee Adeegyada Asluubta ayaa ilaa hadda sheegtay inay guul ka gaartay dadaalada lagu doonayo in lagu yareeyo ciriiriga xabsiyada ka jira iyadoo...

Ugu yaraan 10 madaxweynayaal oo dalalka qaaradda Afrika ka kala...

0
Ugu yaraan 10 madaxweynayaal oo dalalka qaaradda Afrika  ka kala socda ayaa ku sugan dalka. Madaxdan ayaa ka qaybgalaya  Shir Madaxeedka 5-aad ee Isuduwidda Dhexdhexaadka-sannadka...

Ismaamulada dalka oo loogu baaqay inay dawladda dhexe kala shaqeeyaan arrimaha...

0
Xoghayaha wasaaradda biyaha Idris Salim Dakota  ayaa ugu baaqay dawlad goboleedyada inay la shaqeeyaan dawladda dhexe si loo horumariyo helida biyaha. Isaga oo ka hadlayay dugsiga...

Vladimir Putin oo markale sheegay in tallabada ay wadamada reer Galbeedka...

0
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa ku celceliyay in tallabada ay wadamada reer Galbeedka hubka ugu siinayaan Ukraine aysan waxba ka beddeli doonin dagaalka halkaasi...
0FansLike
3,912FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Recent Posts