Shaqaalaha caafimaadka ee Ismaamulka Busia ayaa waxay ka dhawaajiyeen in ay soo afjari doonaan shaqa joojintooda .
Sida laga soo xigtay xoghayaha ururka dhaqaatiirta ilkaha iyo shaqaalaha caafimaadka la’aantiisa Busia Philemon Nakoche, xubnaha ururkani ayaa haystaan 24 sacadooda si ay dib ugu laabtaan goobahooda shaqo .
Dr. Nakoche ayaa sheegtay in heshiiska dib ugu laabsho shaqada ay la gaareen dowladda Ismaamulkaasi .
Dhanka kale wasirka wasaraadda cafaimaadka ee ismaamulka Busia Beatrice Nakholi ayaa sheegtay in dowladda ismaamulkaasi ay qaaday tallaabooyin adeegyo caafimaad lagu gaarsiinayo xubnaha shacabka .