Iftiinfm
Xisbiga UDA oo 29-ka bishan qaban doonaa shirka golaha maamulka...
Xisbiga UDA ayaa 29-ka bisha n qaban doonaa shirka golaha maamulka qaran (NGC).
War qoraal ah oo uu soo saaray xoghayaha guud ee UDA Cleophas...
Dawladda oo ka digtay in baasaboorada aan la qaadanin ...
Dawladda ayaa ka digtay in baasaboorada aan la qaadanin marka uu dhammaado ogeysiis kasta la tuuri doona.
Wasiirka arrimaha gudaha Professor Kithure Kindiki oo shalay...
Rigathi Gachagua oo ku booriyay shaqaalaha dowladda inay ixtiraamaan muwaadiniinta Kenyanka...
Madaxweyne ku xigeenka dalka Rigathi Gachagua ayaa ku booriyay shaqaalaha dowladda inay ixtiraamaan muwaadiniinta Kenyanka ah marka ay ka hadlayaan caqabadaha soo wajaha dalka.
Isaga...
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo sheegay in uu markii afaraad...
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay in uu markii afaraad uu u tartami doono doorashada madaxweyne ee sanadka inagu soo aadan .
Madaxweynaha dalka Rwanda Paul...
Madaxweynaha ee dalka William Ruto oo baaq xoogan u diray...
Madaxweynaha ee dalka William Ruto ayaa mar kale baaq xoogan u diray beesha caalamka .
Madaxweyne William Ruto ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay...
Wiliam Ruto oo wadahadal la yeeshay dhigiisa Albania Bajram Begaj ee...
Madaxweynaha dalka Wiliam Ruto ayaa wadahadal la yeeshay dhigiisa Albania Bajram Begaj oo uu magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay.
Madaxweyne Ruto ayaa...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta dalka ee(CA) Ezra Chiloba oo shaqada...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta dalka ee(CA) Ezra Chiloba ayaa shaqada laga joojiyay.
Bayaan ay soo saartay Isniintii, guddoomiyaha guddiga maamulka ee Hay'adda Isgaarsiinta Mary...
Mikel Arteta Oo Fariin U Diray Aaron Ramsdale Kadib Markii Uu...
Tababaraha Arsenal Mikel Arteta ayaa u sheegay Aaron Ramsdale in uu ka filayo fal celin wanaagsan kadib markii uu kaydka dhigay Goolhayaha Kulankii Everton...
Hogaamiyihi horee ee kooxda mungiki Maina Njenga oo maanta kaso hor...
Hogaamiyihi horee ee kooxda mungiki Maina Njenga ayaa waxaa uu maanta kaso hor muuqday maxakamada hoose ee makadara.
Hogaamiyihi horee ee kooxda mungiki Maina Njenga ayaa waxaa...
Susan Nakhumicha ayaa sheegtay in wasaaradeedu ay ka go’aan tahay ...
Wasiiradda wasaaradda caafimaadka ee dalka Susan Nakhumicha ayaa sheegtay in wasaaradeedu ay ka go'aan tahay kor u qaadidda badqabka bukaanka iyo soo saarista siyaasado iyo istaraatejiyado...