Hogaamiyihi horee ee kooxda mungiki Maina Njenga ayaa waxaa uu maanta kaso hor muuqday maxakamada hoose ee makadara.
Hogaamiyihi horee ee kooxda mungiki Maina Njenga ayaa waxaa isaga iyo laba shaqsi lagu eedeyay in ay heystaan hub shacri dara ah bishi may ee sanadki horee.
Hogaamiyihi horee ee kooxda la mamnuucay ee Mungiki ayaa waxaa lagu sii daayay damiin lacageed oo dhan 100,000 oo shilinka dalkaa ah.
Hogaamiyihi horee ee kooxda la mamnuucay ee Mungiki ayaa kaso hor muuqaday maxmahada makadara kadib marki ay sii daayeen kooxihi afduubka u heystay.
Qareenka u doodayan maina njenga oo lagu magacaabo Ndegwa Njiru,ayaa waxaa uu sheegay in ay lagu afduubtay deeganka Ndenderu guadaha deegaankaasi kaiambu.