Home Wararka Caalamka(international news Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo sheegay in uu markii afaraad uu...

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame oo sheegay in uu markii afaraad uu u tartami doono doorashada madaxweyne

172
0

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa sheegay in uu markii afaraad uu u tartami doono doorashada madaxweyne ee sanadka inagu soo aadan .

Madaxweynaha dalka Rwanda Paul Kagame ayaa bishii April ee Sanadkani ayaa ka dhawaajiyey in uu qorsheynayo in uu xilka ka fadhisto oo iska wareejiyo awooda 23 sano oo uu yahay madaxweynaha dalkaasi.

Xisbiga talada haya ee Rwandan Patriotic Front (RPF-Inkotanyi), ayaa Mr Kagame ku sii hayay xilka guddoomiyaha xisbigaasi  bishii Abriil.

Mr  Paul Kagame ayaa ah madaxweynaha dalka Rwanda tan iyo sanadkii 2000.

Afti muran dhalisay oo dhacday 2015kii ayaa meesha ka saartay xaddidaad dastuuri ah oo laba xilli ah oo loogu talagalay madaxweynayaasha.

Wuxuu ku guuleystay doorashadii ugu dambeysay ee 2017 isagoo helay 98.8% codadkii la dhiibtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here