Madaxweynaha ee dalka William Ruto ayaa sheegay in uusan ogolaan doonin in hoggaamiyaha mucaraadka Raila Odinga uu dalka gudahiisa ka sameeyo dibadbaxyo rabshado wato oo hantida lagu burburinayo islamarkana ay dad ku dhimanayaan .
Madaxweynaha ee dalka William Ruto oo warbaahinta kula hadlay ismaamulka Tharaka Nithi ayaa sheegay in dibadbaxyada Raila Odinga ay curyaaminayaan ajeendhooyinka dowladda ay ugu adeegeyso Kenyanka .
Mudane William Ruto ayaa sida oo kale sheegay in dowladiisu ay ka soo horjeedo dibadbaxyada lagu carqaladeynaya amniga dalka .