Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Barasaabka Kakamega oo baaq u jeediyay Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha...

Barasaabka Kakamega oo baaq u jeediyay Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha dhaqaalaha

66
0

Barasaabka Kakamega Fernandes Barasa ayaa ugu baaqay Wasaaradda Gaadiidka iyo Kaabayaasha dhaqaalaha in ay si degdeg ah wax uga qabato caqabadaha ka jira garoonka diyaaradaha ee  Kakamega.

Baaqan ayaa  daba socdaa hakinta duullimaadyadii tagi jiray ismaamulkaasi kadib markii ay diyaaradaha shegeen in qaybta Run-way-ga garoonka ay aad u burburtay.

Barasa  ayaa sheegay in joojinta duulimaadyada ay saameyn doonto dhaqaalaha ismaamulka Kakamega.

Shirkada diyaaradaha ee Skyward ayaa ogeysiis ay soo saaraty  ku sheegtay in ay joojisay  duulimaadyada Kakamega maadama dhabaha ay diyaaraduhu ku ordaan ee garoonka diyaaradaha ee kakamega aynan  buuxin heerarka badbaadada ee shirkaddaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here