Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Dawladda oo cadeysay in dib u soo celinta deymaha Hustler Fund lagu...

Dawladda oo cadeysay in dib u soo celinta deymaha Hustler Fund lagu fulin doono si sharciga waafaqsan

55
0

Dawladdu aya cadeysay in dib u soo celinta deymaha Hustler Fund lagu fulin doono si sharciga waafaqsan  iyado loo hogaansamayo shuruucda ilaalinta xogta. dowlada aya arintan faafahin ka bixisay  kadib markii  ay soo baxeen warar  sheegayay in lacagaha maqan ee hustler fund lasoo celin doono   iyado lala  kaashanayo bangiyada iyo adeegga mobilada, taas oo dhalisay cabsi laga qabo ilaalinta xogta shakhsiga ah

Bayaan ay soo saartay, Xoghayaha Horumarinta ee lacagaha hustler fund  Susan Mang’eni ayaa sheegtay in tillaabooyinka soo kabashada  ay noqon doonaan mid waafaqsan shuruucda Kenya iyo in  loo hoggaansamo sharciyada ilaalinta xogta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here