Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Ururka ay ku mideysan yihin milkiilayaasha matatu-yada oo ka hadlay qiimaha sare...

Ururka ay ku mideysan yihin milkiilayaasha matatu-yada oo ka hadlay qiimaha sare ee shidaalka

173
0

Ururka ay ku mideysan yihin milkiilayaasha matatu-yada ee la’aantiisa Kisumu ayaa dalbanaya in uu wadahadal la yeesho dowladda  si dib loogu soo celiyo lacagaha lagu kabo shidaalka .

Guddoomiyaha Ururka ay ku mideysan yihin milkiilayaasha matatu-yada ee la’aantiisa Kisumu Charles Omondi Obuya ayaa sheegay in gobolkaasi  ay ka jiraan ururo badan oo ay sameysteen milkiilayaasha matatuu-yada islamarkana ay ka war sugayaan dowladda ka hor inta aysan nooliga lagu raaco baaburada kordhinin .

Hadalka  guddoomiyahani ayaa waxaa soo dhaweeyey xoghaye James Ochieng’  kaasi oo walaac ka muujiyey qiimaha sare ee shidaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here