Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Dowladda oo ka hadashay falalka dhaca xoolaha ee ismaamulada Isiolo iyo Meru

Dowladda oo ka hadashay falalka dhaca xoolaha ee ismaamulada Isiolo iyo Meru

195
0

Wasirka wasaaradda Amniga gudaha ee dalka Kithure Kindiki ayaa sheegay in dowladda aysan u dulqaadan doonin falalka dhaca xoolaha ee ismaamulada Isiolo iyo Meru .

Wasirka wasaaradda Amniga gudaha ee dalka Kithure Kindiki oo warbaahinta kula hadlay deegaanka Tigania  ayaa sida oo kale sheegay in ay muhiim tahay in la joojiyo dhaqanka dhaca xoolaha iyo weerarada burcadda .

Wasir Kithure Kindiki  ayaa carabka ku dhuftay in dowladda ay difaaci doonto saraakiisha booliska ee hubkooda si sharciga waafaqsan uu adeegsadaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here