Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Wasiirka Waxbarashada Kenya Oo Sheegay In Dad Ku Eedeysan Faafinta Imtixaanada Telegram...

Wasiirka Waxbarashada Kenya Oo Sheegay In Dad Ku Eedeysan Faafinta Imtixaanada Telegram Lagu Soo Taagi Doono Maxkamad

50
0

Wasiirka wasaarada waxbarashada dalka Kenya Julius Ogamba  aya sheegay in dhowr qof oo ku lug lahaa fal dambiyeed ah in ay imtixaanada ku faafinayeen  aalada telegram maantana la soo taagi doono maxkamad.

Ogamaba aya ka digay in qofkasta oo lagu helo dambi ah isku dey qishka imataxaanadka qaranka  sharciga lala tiigsan doono

wasiirka aya hadalkan ka jeediyay maanta kadib markii uu kormeeray qeybinta imtaxanaadka ee deeganka langata  magaladatan oo ka tirsan ismaamulka  nairobi

Ogamba aya sheegay in talaabooyin  ka hortag ah  ee wasaaradiisu aya  samaysay si loo xakameeyo qishka imtixaanada ay  yihin kuwo mira dhal ah  iyadoo   dhacdooyinka  qishka imtaxanadka laga soo tabiyay degana aan badneen  guud ahan

Dhanka kale xogahay guud ee a waxbarsahada asaasiga   Dr. Belio Kipsang ayaa ku sugnaa dugsiga sare ee galbeedka Nakuru  aya  kormeerayay qaybinta agabka imtixaanaadka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here