Ford kenyaMadaxweyne William Ruto ayaa ku eedeeyay hay’adda Ford Foundation inay iyadu mas’uul ka tahay dibadbaxyadii dowladda looga soo horjeeday ee dhawaan ka dhacay dalka Kenya.
Madaxweynaha ayaa ku dhaleeceeyay hay’addan kaalintii ay ku lahayd dibad baxyadii dalka ka dhacay , ka dib oo looga soo horjeeday sharciga maaliyadda ee 2024-ka.