Dubaat Camey oo ah guddomiyaha golaha suuqgeynta xoolaha nool ee dalka ayaa ugu baaqay barasabyada ismaamulada Wajeer, Garissa iyo Mandera inay kaashadaan wasaaradda beeraha iyo xoolaha ee dowladda dhexe ee dalka iyo haya’daha kale si cuduurada looga daaweeyo xoolaha ku dhacay cuduraha.
Tani ayaa ku soo begsameysa sida u sheegay Duba camey ay xoola dhaqaatada ay cabayooyin ka mujiyeen cudurada ku dhacay xoolahooda siba geelka uu badan-yahay.
Duba camey ayaa sido kale ka hadlay saameeynta ay cuduradaani ku yelatay geelka iyo aariga gudaha ismaamulkaGarissa.