Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Maamulaha Miisaaniyadda dalka iyo 10 sarkal oo wajahaya eedeymo ay...

Maamulaha Miisaaniyadda dalka iyo 10 sarkal oo wajahaya eedeymo ay suurtagal tahay in lagu Maxkamadeeyo

98
0

Maamulaha Miisaaniyadda dalka  Margaret Nyakang’o iyo 10  sarkal oo kale ayaa wajahaya eedeymo ay  suurtagal tahay in lagu Maxkamadeeyo oo la sheegay in ay galeen sanadkii 2016-kii.

Eedeymaha loo haysto ayaa la sheegay in ay gashay in kahor inta aan loo magacaabin Maamulaha Miisaaniyadda dalka .

Dukumeenti uu ku saxiixan yahay ku xigeenka agaasimaha dacwad oogista Jacinta Nyamosi, Nyakang’o

iyo  toban sarkaal oo kale ayaa  lagu soo oogay  dacwado la xiriira fal-dembiyeedyo wax isdabamarin ah iyo been abuur.

ODPP ayaa sheegay in Nyakang’o ayaa lagu wadaa in la soo taago maxkamada sharciga ee Mombasa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here