Home Wararka Kenya (local news in Kenya ) Dawladda oo dejisay xeelado lagu maal-galiyo ganacsiga Gobollada Waqooyi bari

Dawladda oo dejisay xeelado lagu maal-galiyo ganacsiga Gobollada Waqooyi bari

121
0

Dawladda ayaa dejisay xeelado lagu maal-galiyo ganacsiga, maalgashiga, iyo qaybaha warshadaha ee Gobollada Waqooyi si ay u kobciyaan dhaqaalahooda.

Wasiirka Wasaaradda Maalgashiga, Ganacsiga iyo Warshadaha, Rebecca Miano, ayaa sheegtay in kowntiyada waqooyi ee Kenya: Lamu, Tana River, Wajeer, Mandhera, iyo Garissa, ay leeyihiin awood ganacsi oo la taaban karo.

Miano ayaa sheegtay in ismaamuladaasi ay leeyihiin khayraad ay kamid yihiin maqaarka, habaynta hilibka,  saliidda cuntada iyo waxyaabo kale.

Miano ayaa sidoo kale ku boorisay maalgashadayaasha inay u soo baxaan oo ay maalgashadaan qaybaha  kala duwan ee ismaamuladaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here